Xildhibaanada Somalia oo la filaya inay kulan yeeshan

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maanta ay yeeshaan kulan, kaasoo ka dhici doonto xarunta Golaha Shacabka Muqdisho.
Kulankaan ayaa ah Mid looga hadli doono Arrimaha doorashooyinka.
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanada ku wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka oo diirada lagu saari doono Arrimaha doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here