Xildhibaanada Soomaaliya oo soo jeediyay Mooshin wax looga badalayo kuraasta gobolka Banaadir ee aqalka Sare.

Xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa soo jeediyay in wax lagu daro Tirada Kuraasta aqalka sare ee Soomaaliya uu ku yeelanayo gobolka Banaadir.
kadib soo jeedinta Xildhibaanada Gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh C/raxmaan wuxuu sheegay in dooda arinkaan Khamiista Maanta ah la sii anba qaadayo si xalkeeda loo gaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here