Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamaanka e FAFI oo bulshada ogu baaqay iney siweyn oga qeyb qaataan tirakoobka

Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamaanka e FAFI Cabdikarin Cismaan ayaa dadka ku nool countiyada gobolka Waqoyi Bari e Garissa, Wajir iyo Mandera waxa uu gu baaqay inay qayb ka qaataan tirakoobka sidi qof kasta loo xisaabin lahaa wakhitiga uu tirakoobka socda kasi si rasmi ah u bilaabani 24ka bishan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here