Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamanka e FAFI Cabdikarin Cismaan ayaa si diiran usoo dhaweeyay heshiiska dhaxmaray gavanaha Garisa Cali Bunow Qorane iyo hogaanka aqlabiyada aqalka Baarlamaanka Dalka Aden Bare

Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamanka e FAFI Cabdikarin Cismaan ayaa si diiran usoo dhaweeyay heshiiska dhaxmaray gavanaha Garisa Cali Bunow Qorane iyo hogaanka aqlabiyada aqalka Baarlamaanka Dalka ahna xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamaanka e Garisa township Adan Bare Ducaale labada masul ayaa in muda ah waxa udhaxaysay xurguf siyaasadeed balse maalma ka hor ayay ka heshiiyeen fariqigi siyaasadeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here