Xildhibaanki hore Makadara oo maxkamadda la soo taagay

Xildhibaankii hore Makadar Reuben Ndolo ayaa maanta ka soo hor muuqday maxkmadda waxaana lagu soo eedeeyay inuu abuuray carqaladeyn .
Ndolo iyo lix qof oo kale ayaa lagu soo oogay dacwado ka dhan ah hanjabaad.
Shaqsiyaadkani ayaa maxkmadda ku eedaysay inay dil ugu hanjabeen Rashid Xamid, oo ah maamulaha shirkadda Richland Properties Limited.
Sido kale xildhibaankii hore Makadara ayaa lagu eredeeyay inuu abuuray khalkhal dhanka ammaanka ah.
Mr Ndolo ayaa iska fogeeyay dhamaan eedeymaha lagu soo oogay waxaa ayna maxkmadda ku sii daysay lacag damiin ah oo dhan 200,000 shillinka dalka ah.
Xildhibaankan hore ayaa sheegay inuu raaci doono sharciga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here