DHAGEYSO:Xildhibaano soo dhaweeyay dhamaynta Khilaaf ka dhexeeyay labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Xildhiibanada Golaha shacabka iyo aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Talaabada labada Gudoomiye ee Baarlaanka Soomaaliya ay ka xaliyeen khilaaf mudo ka dhex jiray goleyaasha Baarlamaanka.
Mudaneyaal ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in kadib markii 12-kii bishaan la dhameeyay wada shaqayn la’aantiii labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ay hada wixii kadanbeeya si wanaagsan u wada shaqayn doonaan waxayna dhanka kale bogaadiyeen gudoomiyeyaasha aqalka Sare iyo Golaha shacabka uu talaabadaasi qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here