Xildhibano doonayo in wasiirada lagu eedeynayo dilka madaxweyne kuxigeenka shaqada ka faristan

Laba xildhibaan oo ka tirsan xisbiga Jubilee ayaa doonayaan in wasiirada ka dambeeya eedeynta ah inay dili rabaan madaxweyna ku xigeenka William Ruto ay shaqada laga ceyriyo.
Xildhibanka Galbeedka Kuria Mathias Robi xildhibanka Manyatta John Muchiri ayaa sheegen in madaxweynaha laga doonayo inuu sida ugu dhakhsiyaha badan shaqada ka eryo wasiiradas.
Xildhibanadan ayaa sheegay inay muhiim tahay in waaxda dembi barista ay eegaan muqaalka iyo codka uu sheegay in Dennis Itumbi uu haya eek u saabsan kulankas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here