Xisbiga Labour partay oo ku guuleystay doorashada New Zealand

Ra’iisul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ahna hoggamiyaha xisbiga Labour Party ayaa guul weyn ka gaartay doorashada guud ee New Zealand
Judith Collins oo la tartameysay Jacinda Ardern ayaa aqbashay in ku dhaw coodadka la dhiibtay oo wali la tirinaya.
Waajibaadka loo igmaday Ardern, oo 40 sano jir ah, ayaa waxa ka mid ah in ay so dhisi karto dowladdii ugu horreysay oo hal xisbi ah muddo toban sano kaddib ,
Waxayna wajaheysa caqabadda ah inay gudbiso isbeddelka horumarka ah ee ay ballanqaaday laakiin ay ku guuldareysatay in ay gaarto xilkeedi ugu hooreysay iyaadoo xisbiga Labour uu awoodda la wadaagay xisbi qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here