Xisbiga PNU oo guddiyo ka saaray saddex ka mid ah wakiillada Meru

Xisbiga PNU ayaa tallaabo sharciyeed ka qaaday saddex ka mid ah wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Meru.
Siyaasiyiintan ayaan ka sii mid ahaan doonin guddiyo ay ka tirsanayeen.
Waxaa lagu eedeyay inay kulan la qaateen barasaabka dowlad deegaankaas Kiraitu Murungi halkaas oo la sheegay in loogu xadgudbtay madaxa PNU ahna wasiirka beeraha Peter Munya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here