Xog’hayaha saxaafadda aqalka cad Maraykanka oo laga helay Corona Virus

Xoghayaha Saxaafadda ee Aqalka Cad Maraykanka Kayleigh McEnany ayaa maanta xaqiijisay in lagfa helay xanuunka COVID 19.
Xaqiijinteeda in klaga helay cudurkan ayaa timid iyada oo dhawaan laga helay cudurkan madaxweyne Donald Trump.
Trump ayaa manata laga saaray isbitaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here