Xoghayaha Xisbiga Jubilee oo loo qaaday dalka UK si loo siiyo daawayn sare

Xoghayaha xisbiga Jubilee Raphael Tuju ayaa loo duuliyay dalka Uk si uu u helo dawaayn dhamaystiran ka dib markii uu shil galay 12-kii Febraayo .
Mr Tuju ayaa waxa uu ku wajahnaa aaskii madaxweynihi hore ee dalka Daniel arap Moi oo ka dhaceysay Kabarak, ee ismaamulka Nakuru, xiligii shilka meel u dhaw Kijabe ee wadada xiriirisa Nairobi-Nakuru.
Waxaa durbadiiba la geeyay Kijabe isagoona loo sii qaaday isbitaalka Kareen ee Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here