Xubnaha ururka qareenada dalka oo guddoomiye dooranaya

Waxaa maxkamadaha kala duwan ee dalka maanta ka socoto codeynta ay ka qeyb galayaan xubnaha ururka garyaqaanada dalka ee LSK.
Qareenada ayaa dooranaya guddoomiyaha cusub ee xilka kala wareegaya Mr. Allen oo mudadiisa ay gabagabo tahay.
Xilka guddoomiyaha ururka LSK waxaa u tartamaya garyaqaano uu ka mid yahay Nelson Havi.
Qaar ka mid ah tartamayaasha iyo xubnaha codkooda dhiibtay oo warbaahinta u warramay ayaa waxaa hadaladooda ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here