Xubno laga eryay xisbiga Ford-Kenya

Siyaasiyiinta taageersan senatarka ismaamulka Bungoma ahna hoggaamiyaha xisbiga Ford-Kenyatta Moses Wetang’ula ayaa u codeeyay go’aan ay xisbiga kaga saareen xildhibaanka deegaanka Tongaren Dr. Eseli Simiyu iyo dhigiisa deegaan baarlamaneedka Kanduyi Wafula Wamunyinyi.
Mr .Wetang’ula ayaa sheegay in si sharci ah xisbiga looga saaray said Dr. Simiyu oo ahaa xoghayaha guud ee Ford-Kenya iyo Mr Wamunyinyi oo horay qaar ka mid ah xubnaha ay u doorteen madaxa xisbiga.
Hasa ahaate Dr. Simiyu iyo siyaasiyiinta taabacsan ayaa codeynta dhacday ku tilmaamay mid sharci darro ah .
Sido kale Ford-Kenya waxaa laga eryay Ms Cynthia Mutere oo golaha hoose ee ismaamulka Busia si magacaabid ah ku gashay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here