Xukumadda Wajeer oo xariga ka jartay raashiin la siinayo xoolaha

Dowlada Ismaamulka wajeer ayaa maanta xariga ka jartay raashiin loogu tala galay in la siiyo xoolaha taasoo loo qeybinayo guud ahaan shacabka ismaamulka wajeer
Warkan oo faah faahsan waxaa Wajeer nooga soo diray wariyaheen Abdirahmaan Mucaawiye

Dhanka kale kulan wacyi galin ah ayaa maanta lagu qabtay Wajeer
Qodobkna waxaa inoo haya Abdirahmaan Mucaawiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here