Xukuumadda Somalia Oo Ka Hadashay Shirka Ka Socda Garoowe

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay shirka ay magaalada Garowe ku leeyihiin madaxwaynahya dalka Somalia , Ra’iiusl Wasaaraha iyo madaxda dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa madaxda ugu hambalyeeyay shirka oo ay uga tashanayaan arrimaha Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here