Zimbabwe oo fududaynaysa xayiraad dhanka isku socodka ah

Wararka naga soo gaaraya dalka Zimbabwe ayaa sheegay in Dowladda halkaas ka taliso ay hadda guda gashay inay fududayso tallaabooyin ay laba toddobaad ka hor ku dhawaaqday oo ku aaddan dhaqdhaqaaqa dadweynaha.
Xayiraaddan ayaa ka dhaqan gashay guud ahaan wadankaas.
Zimbabwe ayaa wajahaysa dhibaatadii ugu darneyd ee dhinaca dhaqaalaha ku dhawaad 10 sano.
Amarrada iyo tallaabooyinka Dowladda ee looga gol leeyahay in lagu xakameeyo faafitaanka Coronavirus ayaa halis gelinaya nolosha dad badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here